Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

home

home Qaarada africa heeso wararka oo dhan cayaraha nala'so'xirir

        markacadey

yaa taageero badnaa madaxwanihii hore c/qaasim & c/laahi yuusuf

        alfanewss.

  yaaysa ku dhaafin

Hiiraan

Himilo Online

Hobyonet

HornAfrik Online
Waagacusub

Jamaame

Janaale

Jowhar.com

Kartuun.com

Somalistartv

Lafoole.com

Marka Caddeey

Medical SOM

Midgaan.com

Mugdishu Univ.

Midnimo.com
Markacadey.net

nuuruliimaan
Onkod

Puntland Post

Qaranimo.com

QoraheyOnline

Qaamuus

Buhoodle

Somaliland

Ruunkinet.com
Shabellenews

SomaTVOnline

Somaswis

soomaalinews
Somali Jecel
somsports

Somali Bantu

SBC Online

Somali IT

Saylac.com

Somali Fish Soc.

Somalilandnews

Somalitalk.com

Somali Malaysia

Somalilife.com

Somaliawatch

Somaliawatch

Somalilandnet

SomaliNet

Somali Center

Somitek

Somalitribune

Somali Environ

Somali Weyn

Somali Youth

Talowanaag
Harardhere

Allsomali.com
Arlaadi Online
Arlaadinet 
Afgoi.com
Awdelnews.com
Amin Art
Beledweyne
Bakaaraha

Barawapost

Banaadiri

Baafin.com

Balcad.com

BBC Somali

Benadir

Biyo kulule

Burtinle Online

Bulsho

osama binlaadin oo ka hadlay somalia.

Osama Bin laden oo ah Hoggaamiyaha ururka Al qaacida ayaa soo diray fariin uu kaga hadlayay dilkii Mareykanka uu u geystay Hoggaamiyihii Al qaacidada Ciraaq Abu Muscab Al zarqaawi, binlaadin waxaa uu mareykanka uu ugu goodiyay in Al qaacida ay Mareykanka kula diriri doonto dalal ay kamid tahay somalia afgaanistaan ciraaq iyo kuwakale sida uu sheegey sheikh usaama binlaadin

u.s.a oo sheegtay maxaakiimta in ay dhaqaalo ka helaan dalka sacuudiga iyo yemen.

u.s.a oo shegtay maxaakiimta in aysan qabsan karin caaismada somali laakiin dhaqaalaha ay bixiyaan labada dall carbeed sida sacuudiga iyo yemen ay ku eedaayen.

ayaan xirsi oo laga yaabo in laga xeeriyo barlamaanka iyo dalka hollan.

Beentii Ayaan Xirsi oo riday Xukumaddii Netherland xukuumada ataa ku eedeesay ayaan xirsi in ay ka been abuurtay dalka (guji-riix)

Madaxda Sare ee DFKMG ee Somaliya oo ka qayb gashay Xuska Maalinta 1-da luulyo oo''

Madaxda Sare ee DFKMG ee Somaliya oo ka qayb gashay Xuska Maalinta 1-da luulyo oo lagu qabtay Hoolka shirarka ee magaalada Baydhabo
alfanews.

Meles Zanawi“Dalkaygu waxaa uu diyaar u yahay inuu iska daafaco khatar walba oo ka dhan ah,laakiin Eritrea iyo Maxkamadaha Muqdisho waxay wadaan wax aan loo dul qaadan Karin”

Meles Zenawi, wuxuu ka sheegay shir jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Addis Ababa in Itoobiya in aysan qabin cabsi degdeg ah oo dhinaca ammaanka ah oo kaga timaadda dalka Eritrea iyo maxaakiimta Islaamiga ah ee Soomaaliya.28/6/06
fadlan.kor ka aqriso qebta.wararka oo dhan
 
 

 www.aminarts.com

                        
Copyright © alfanews

!